guulwade

Daily News from Somalia

Qaramada Midoobay oo Cambaareysay Falkii Maanta lagu dilay xildhibaano DKMG ah (0)

8/24/10 •

Xfiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS)    
WARSAXAAFADEED 017/2010
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay oo si adag u cambaareeyay weerarkii is ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Muqdisho
Nayroobi, 24 Agoosto 2010 – Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Danjire Augustine P. Mahiga ayaa si adag u cambaareeyay weerarka maanta lagu qaaday hoteel ku [...]